LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

"Abdirashid Ali Sharmake: Somalia's Second President Historical Legacy "


 




Cabdi rashiid cali sharmake: madaxwayniha labad ee jamhuriyada somaliya

Hordhac

Cabdirashid cali sharmake (1919_1969 ) wuxuu ahaa madax waynihi labad ee somaliya xiligii xoriyda kadib. Waxa lagu xasuusta hogankisi kusalaysna isku xirka iyo nabada inkastoo muddada uu xilka hay ay gaabned, hadana wuxu katagay rad muqdo oo laxasusto manta.

Bilowga Nolashishiisa iyo wax barashada

Sharmake wuxuu kudhashay 1919 magalada Garawe, gobalka nugaal.wuxuu kaso jeday reer xolo_dhaqato ah, balse wuxuu helay fursad uu kuhelo waxbarasho sare, asago kaqalin jabiyy jamacad kutala Talyaniga, halkasuu kubartay mamulka guud. Waxbarashadisi waxay usahashay inuu noqdo hogamiye xirfad leh oo somaliya kuhogamiya wadada dowlad dhiska.

Kaqaybgalka siyasadda iyo xilka Ra’isul wasaraha

Cabdirashiid galay intii lagujiray halgankii xoriyada.waxa uu noqday ra’isul wasarihii ee somaliya kadib markii udalku xoriyadii qatay 1960. Xiligaan wuxuu xoga saray hormarinta adeega bulshada hay’adaha dawladed iyo xojinta xiriirka calamiga ah ee somaliya.

Madaxwaynenimada iyo Horumarinta Qaranka

1967, sharmake wuxuu noqday madaxwaynihii labad ee somaliya, asagoo xilka kalawaregay Aadan cabdule cusman. Inuu xilka hay wuxuu kudadalay mideynta somaliya iyo yaglelida soomaali wayan. Wuxuu xoga saray sidii belaha kaladuwan ee soomaliyeed loohishisiin laha loona dhisi lahaa dowlad mideysan oo xooggan.

Madaxweynenimada iyo Horumarinta Qaranka
1967, Sharmaarke wuxuu noqday madaxweynihii labaad ee Soomaaliya, isagoo xilka kala wareegay Aadan Cabdulle Cusmaan. Intii uu xilka hayay, wuxuu ku dadaalay mideynta Soomaalida iyo yagleelidda Soomaali weyn. Wuxuu xoogga saaray sidii beelaha kala duwan ee Soomaaliyeed loo heshiisiin lahaa loona dhisi lahaa dowlad mideysan oo xooggan.

 

 

 

Geerida Naxdinta Leh

Nasiib daro, sharmake wuxuu kudhintay dil kadhacay magaalada Laascanood 15_kii oktoobar 1969, markas oo ilaalo uulaha uu togtay. Dilka madax waynaha wuxu horseeday foowdo siyasaeed, taasoo ugu danbayntii sababtay afganbigii military ee dalka. Geeridiisu waxay ahayad dhacdo murugo leh oo samaysay hanankii siayasadda samaliya.

Gunaanad

Cabdirashiid cali sharmake wuxuu tusale uyahay hogaamiye kudadalay midnimada iyo nabada. Inkastoo nolashiisa iyo maamulkisa ay gaabnayeen, hadana wuxuu kurebay raad wara oo dadka somaliyeed ay kudaydaan. Waxa lagu xasuusta geesi u huray nolashiisa adeegga dadkiisa.

 

Post a Comment

0 Comments