Cabdiqaasim Salaad xassan:
Hoggamiyihii shanad ee Soomaliya iyo Doorkiisi taarikhiga ahaa
Hordhac
Cabdiqaasin Salaad Xassan Waa shaqsi
muhiim ah oo kaalin weyn kulahaa siyaasadda Soomaliya, gaar ahaan xiligii ay
dalka so martay dhibaatoyin siyaasadeed iyo burbur, Intii uu madaxwayninimada
hayay (2000_2004), Wuxuu xooga saray dib_u_dowaldnimada Soomaliya,
Taariikhdisa waxay tusale u tahay
hogganka hufan ee dhaxalka nabada iyo dib_u_heshiisinta bulashada Soomaaliyeed.
Noloshii hore iyo Waxbarashadisii
Cbadiqaasim wuxu dhashay 1_dii
Janaayo 1942 magaalda Galdogob ee gobolka Mudug Wuxu ka soo jeeda beesha Habar
Gidir ee Hawiye, markii udhameyy wax barashada waxa uu udhoofay dalka Ruushaka
halkaas oo uu ka qaatay shahadada bayoolajiga jaamacada Lomonosov ee Mescow
sanadkii 1965, Waxbarashadiisa ayaa siisay fahan qoto dheer oo ku saabsan
hoggaaminta iyo maamulka.
XILALKA DOWLIGA AH
ka hor intii uusan noqon madaxwayne, cabdiqaasim wuxu soo qabtay xilal kala duwan oo muhiim ah xilligii xukuumadda maxamed siyaad barre. Sida wasiirka arimamaha gudaha iyo ra’iisul was are ku_xigeen, Inta mas’uuliyadahaas waxay xooga saarayeen xasilinta ammniga iyo maarenta arrimaha gudaha dalka.
Sanadkii 2000, Cabdiqaasim Wuxuu
noqday madaxweynihii Dowldda ku’meelgaarka ah (TNG)
Kadib shirkii nabada jabuuti,
dawladiisu waxay la tacaashay caqabado ay ka miy yihiin isku caabinta kooxaha
hubaysan iyo ku xoojinta kalsoonida bulshada ee dowladnimada.
Waxqabadkii
Intii Uu Xilka Hayay
Intii uu xilka hayey, Cabdiqaasim
wuxuu xoogga saaray:
·
Dib-u-heshiisiinta: Wuxuu abaabulay shirar nabadeed si loo mideeyo beelaha
Soomaaliyeed.
·
Dib-u-dhiska
Dowladnimada: Wuxuu ka shaqeeyay in dib loo soo
celiyo hay’adaha qaranka, sida ciidanka iyo adeegyada bulshada.
·
Wax
qabadkii intuu xilka hayay
·
Intii
uu xilka hayay, wuxuu xoga saray:
·
Dib_u_heshiisinta:Wuxuu abaabulay shirar nabadeed si loo mideeyo bulshada
Soomaliyeed.
·
Dib
u dhiska dowladnimada:Wuxuu
kashaqeeyay in dib loo soo celiyohay’adaha qaranka, sida ciidanka iyo adeegyada
bulshada.
·
Wadahadalka:Isaga oo fahmay muhiimada wadaxaajodka, wuxuu dhisay xiriir
diblomasiyadeed oo caalami ah si taageero loo helogu helo Soomaliya.
Gunaanad
Cabdiqaasim Salaad xassan wuxuu
katagay dhaxal muuqdo oo ku saabsan isku daygiisii uu ku soo celin lahaa
nabadda iyo dowladnimada Soomaliya, Inkastoo ay caqabado badan ay jireen,
Waxaa lagu xasuusan doona
hoggaankiisii geesinimada lahaa iyo doorkiisii nabada.
Taariikhdiisa waxay tusaale fiican u
tahay hoggaanka u deega danta guud.
0 Comments