LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

"The History of mohamed siad barre: somalia's third president"

 






Jaalle maxamed siyaad barre: Hoggaamiyihii militariga iyo Dowladnimada Soomaliya


HORDHAC

Mamaxed siyaad barre wuxuu ahaa hoggamiye milatari iyo siyaasi somali ah oo si wayn u saameeyay taarikhda dalka inii udhaxaysay 1969 ilaa 1991. Waxa lagu xasuusta inuu xukunka kuqabsaday afganbi. Isagoo kudhawaqay inuu kusalayan dono hanaanka dowladnimo ee”hanti_wadaagga cilmiyeed. “Hase yeeshee, hoggankisa wuxuu ahaa mid leh waqtyo hormarineed iyo waqtiyo caqabado waawayn ah.

Nolasha Hore iyo waxbarashada

Maxamed siyad bare wuxu kudhashay 1919 degmad ashilabo, oo hadda kuyaal dawlad degaanka somalida itobiya. Isagoo yar, wuxuu uwareegagay magalada Luuq, halkaas oo uu waxbarasho hose kabilabay. Wuxuu markii danbe kubiray cidanka boliska talyaniga xiligii gumaysiga. Halkaas oo uu kubarta hanaanka maamulka iyo ciidanimada.

Xukunka iyo Afganbiga 1969

15_kii oktoobar 1969 kadib dilkii madax waynihii labadee somaliya, cabdirashiid cali sharmake, maxamed siyaad barre iyo koox kalo katirsan cidanka qalabka sido ayaa xukunkana sixoog ah kula wareegay. Wuxuu kudhawaqay dowlad kudhisan mabad’a hanti_wadaaga iyo iyo inuu dalka ka hirgelin doono cadaalad bulsho iyo horumar dhaqale.

Horomaradii xukuumadisa

Intii uu talada hayay, siyaad barre wuxuu hirgaliyay isbadalo waawayn oo dalka lagu horumarinaayo, oo ay ka mid yihiin:

1;Did_u_habaynta dhulka iyo beeralada :siyaad barre wuxuu tageray mashruuc lagu hormarinayo beraha, si looga maarmo kaalme shihseye.

2: Dib_u_dhiska dhaqaalaha iyo kabayaasha: waxaa lahergaliyay wadooyin, isbitaalo, iyo mashaariic waawayn oo ay kamid ahayeen biyo_xireenka Jawhar iyo baahinta adeegyada cafimaadka.

 

Qalalaasihiii iyo dhicitaankii Dowladdiisa

Sanadihii danbe ee xukunkisa, dowladu waxay lakulantay qalalaaso badan oo kadhashay cadaadis, musuqmaasuq, iyo dagaalo sokeeye. Intii udhaxaysay 1980_mayadii, mucarad xoog leh ayaa ka soo horjeestay xukuumada, tasoo ugu danbeen sababtay inuu maxamed siyaad bare dalka isaga cararo janaayo 1991_dii.

Saamaynta Taariikhiga Ah

Maxamed siyaad barre wuxuu ahaa hogaamiye saaamayn wayn ku yeshay taarikhda soomaliya. Inkastoo ay jiraan dhaliilo lojediyay qaabkisa hogaamineed, hadana wuxuu ahaa shaqsi isku dayay dhaqaalaha iyo siyaasadda dalka. Geeridiisa 1995 ayaa soo afjartay nolasha mid kamida hogamiyashii ugu samaynta badna ee soomaliya somara.

Gunaanad

Jaalle maxamed siyaad barre wuxuu tariikhda soomaliya kaga jiraa bog muhiim ah, isagoo tusale u’ah hogaamie isku dhafan aragtiyaha horumarka iyo qaladaadka siyaasadda. Waxa lagu xasuustaa inuu horseday horumaro lataaban karo, balse uu sidoo kale sababay burbur siyaasadeed oo sameyn wayn yeeshay.

 

Post a Comment

0 Comments