LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

The History OF Nabi Nuux (Calayhi Salaam)

 Nabi Nuux (Calayhi Salaam)

Nabi Nuux (Calayhi Salaam) waa mid kamid ah nabiada ugu muhiimsan taariikhda Islaamka, waxuna ka tirsan yahay shanta Nabi ee loo yaqaan ulul-Azmi, ku was oo loo doortay culays gaar ah iyo sabir. Sidoo kale wuxuu kamid yahay 25-ka Nabi ee Qur’aanka lagu sheegay, iyadoo qosadiisa ay ku xusan tahay melo badan o Qur’aanka ah. Maqaalkani wuxuu dulmar ka bixinayaa nolashiisa, hanuunintiisa, iyo dhacdooyinkii waaweenaa ee ku hareeraysnaa.

Asalka iyo Taariikhda Nololeedka Nabi Nuux (Calayhi Salaam)                                                                        Nabi Nuux wuxuu ka dhashay qoys sharaf leh oo ku noolaa deegaanno u dhow bariga dhulka. Wuxuu Alle u doortay inuu noqdo Nabi si uu dadkiisa ugu yeero tawxiidka, kana fogeeyo sanamyada ay caabudi jireen.

Muddada dacwadda:

Qur’aanku wuxuu xusay in Nabi Nuux uu dadkiisa ku dhex jiray jiray mudd dhan 950 sano. Isagoo si dulqaad leh ugu baaqayay inay ku noqdaan Alle oo ay ka fogaadaan shirkiga. (Suuradda Al-cankabuut ayada 14)

Dacwada iyo Caabudid la’aanta Dadkiisa                           

   Nabi Nuux wuxuu dadkiisa ku wacdiyay si joogto ah, isagoo adeegsanayay wacyi iyo xikmad. Qur’aanka wuxuu tilmaamayaa habka uu dadka ugu wacdi jiray, isagoo marar badan u sheegi jiray in Alle yahay abuuraha kaliya ee mudan in loo noqdo.

·        Quraanku wuxuu sheegay:

·        (Suuradda Al-Acraaf aayada59)  

·         Wuxuu noqonayaa micnaha aayada, Dhab ahaan, waxaan Nabi Nuux udirnay qomkiisa, wuxuuna kuyiri, qoomkeygoow, caabuda Alle idinma ahaan                                                                                                                                    Inkasto uu mudda dheer ku jiray dacwadda, dadka badankooda way ka dhaga adaygeen. Waxaa la sheegay  inay ku adkaysteen caabudida sanamyadooda      (Suuradda Nuux aayada, 23)







Qisada safinta (Doomada Nuux                            Dadka Nabi Nuux waxay ku sii adkaysteen gaalnimadooda, ilaa uu Alle ka amray Nabi Nuux inuu dhiso doon weyn. Doontaasi waxay ahayd mid weyn oo loogu talagalay in lagu badbaadiyo kuwa iimaanka leh iyo xayawaanno lamaano ah.

 

·        Alle wuxuu ku yidi Nabi Nuux:

·        Suuratu Huud aayadda 37.

  • وَٱصْنَعِ ٱلْفُلْكَ بِأَعْيُنِنَا وَوَحْيِنَا وَلَا تُخَـٰطِبْنِى فِى ٱلَّذِينَ ظَلَمُوٓا۟ ۚ إِنَّهُم مُّغْرَقُونَ

Markii uu dadka weyni ka biloowday dhulka, doomadii ayaa qaadday Nabi Nuux iyo intii rumeeyda dacwadiisa, iyo xayawaannadii uu amarka ku qaaday, Dadkii galada aha dhamaantood waa halaagsameen, waxaana ay tani ahayd caddaalad Alle ka sugnaatay.

Sifoyinka Nabi Nuux (Calayhi Salaam)

    1.   Sabar iyo Dulqaad: Wuxuu ku sabray xaq-diidnimada dadkiisa muddo dheer.

2.  Ddaal joogto ah:In kastoo dadkiisu ka madax adeegeen kamusan daalin ugu    yeerida xaga rabi (Subxaanahu Watacaala)

3.  Daacadnimo iyo Hanuunun:Wuxuu ahaa hoggaamiye daacad ah oo ku dadaaly inuu dadka ka badbaadiyo cadaabta Alle kor ahaaye.                       

 

Gabagabadii Nolashiisa                                    Nabi Nuux (Calayhi Salaam) wxuu nolashiisa ku soo afmeertay isagoo sharf ju leh Alle agtiisa. Wuxuu tusaale u yahay sabirka halganka, iyo ka go’naanta ku dhaqanka amrka Alle.                                                                                                                             Qisada Nabi NUUX waa mid inoo sheegaysa muhiimada rumaysiga Alle,fogaanshaha shirkiga, iyo sabarka loo sabro  kuwa xaq-diidka.

 

Gabagabo

Nabi Nuux (Calayhi Salaam) waa tusaale wanaagsan oo laga baran karo dulqaadka iyo sida loogu dadaalo in dadka lagu hanuuniyo jidka toosan. Nolashiisa waxay ahayd mid ku saleysan halgan iyo cibaado, isagoo ugu dambeentii ku guuleystay inuu noqdo mid ka mid ah nabiyada ugu waaweyn ee taariikhda Islaamka. Qisadiisa waxay inabaraysaa in lagu sabro xaqa, lagana digtoonaado dabinka gaalnimada.

 

Nabi Nuux (Calayhi Salaam)

Nabi Nuux (Calayhi Salaam) waa mid kamid ah nabiada ugu muhiimsan taariikhda Islaamka, waxuna ka tirsan yahay shanta Nabi ee loo yaqaan ulul-Azmi, ku was oo loo doortay culays gaar ah iyo sabir. Sidoo kale wuxuu kamid yahay 25-ka Nabi ee Qur’aanka lagu sheegay, iyadoo qosadiisa ay ku xusan tahay melo badan o Qur’aanka ah. Maqaalkani wuxuu dulmar ka bixinayaa nolashiisa, hanuunintiisa, iyo dhacdooyinkii waaweenaa ee ku hareeraysnaa.

Asalka iyo Taariikhda Nololeedka Nabi Nuux (Calayhi Salaam)                                                                        Nabi Nuux wuxuu ka dhashay qoys sharaf leh oo ku noolaa deegaanno u dhow bariga dhulka. Wuxuu Alle u doortay inuu noqdo Nabi si uu dadkiisa ugu yeero tawxiidka, kana fogeeyo sanamyada ay caabudi jireen.

Muddada dacwadda:

Qur’aanku wuxuu xusay in Nabi Nuux uu dadkiisa ku dhex jiray jiray mudd dhan 950 sano. Isagoo si dulqaad leh ugu baaqayay inay ku noqdaan Alle oo ay ka fogaadaan shirkiga. (Suuradda Al-cankabuut ayada 14)


Dacwada iyo Caabudid la’aanta Dadkiisa                              Nabi Nuux wuxuu dadkiisa ku wacdiyay si joogto ah, isagoo adeegsanayay wacyi iyo xikmad. Qur’aanka wuxuu tilmaamayaa habka uu dadka ugu wacdi jiray, isagoo marar badan u sheegi jiray in Alle yahay abuuraha kaliya ee mudan in loo noqdo.

·        Quraanku wuxuu sheegay:

·        (Suuradda Al-Acraaf aayada59)  

·         Wuxuu noqonayaa micnaha aayada, Dhab ahaan, waxaan Nabi Nuux udirnay qomkiisa, wuxuuna kuyiri, qoomkeygoow, caabuda Alle idinma ahaan                                                                                                                                    Inkasto uu mudda dheer ku jiray dacwadda, dadka badankooda way ka dhaga adaygeen. Waxaa la sheegay  inay ku adkaysteen caabudida sanamyadooda      (Suuradda Nuux aayada, 23)

Qisada safinta (Doomada Nuux

Dadka Nabi Nuux waxay ku sii adkaysteen gaalnimadooda, ilaa uu Alle ka amray Nabi Nuux inuu dhiso doon weyn. Doontaasi waxay ahayd mid weyn oo loogu talagalay in lagu badbaadiyo kuwa iimaanka leh iyo xayawaanno lamaano ah.

 

·        Alle wuxuu ku yidi Nabi Nuux:

·        Suuratu Huud aayadda 37.

  • وَٱصْنَعِ ٱلْفُلْكَ بِأَعْيُنِنَا وَوَحْيِنَا وَلَا تُخَـٰطِبْنِى فِى ٱلَّذِينَ ظَلَمُوٓا۟ ۚ إِنَّهُم مُّغْرَقُونَ

Markii uu dadka weyni ka biloowday dhulka, doomadii ayaa qaadday Nabi Nuux iyo intii rumeeyda dacwadiisa, iyo xayawaannadii uu amarka ku qaaday, Dadkii galada aha dhamaantood waa halaagsameen, waxaana ay tani ahayd caddaalad Alle ka sugnaatay.

Sifoyinka Nabi Nuux (Calayhi Salaam)

    1.   Sabar iyo Dulqaad: Wuxuu ku sabray xaq-diidnimada dadkiisa muddo dheer.

2.  Ddaal joogto ah:In kastoo dadkiisu ka madax adeegeen kamusan daalin ugu    yeerida xaga rabi (Subxaanahu Watacaala)

3.  Daacadnimo iyo Hanuunun:Wuxuu ahaa hoggaamiye daacad ah oo ku dadaaly inuu dadka ka badbaadiyo cadaabta Alle kor ahaaye.                       

 

Gabagabadii Nolashiisa                                    Nabi Nuux (Calayhi Salaam) wxuu nolashiisa ku soo afmeertay isagoo sharf ju leh Alle agtiisa. Wuxuu tusaale u yahay sabirka halganka, iyo ka go’naanta ku dhaqanka amrka Alle.                                                                                                                                Qisada Nabi NUUX waa mid inoo sheegaysa muhiimada rumaysiga Alle,fogaanshaha shirkiga, iyo sabarka loo sabro  kuwa xaq-diidka.

 

Gabagabo                                                           Nabi Nuux (Calayhi Salaam) waa tusaale wanaagsan oo laga baran karo dulqaadka iyo sida loogu dadaalo in dadka lagu hanuuniyo jidka toosan. Nolashiisa waxay ahayd mid ku saleysan halgan iyo cibaado, isagoo ugu dambeentii ku guuleystay inuu noqdo mid ka mid ah nabiyada ugu waaweyn ee taariikhda Islaamka. Qisadiisa waxay inabaraysaa in lagu sabro xaqa, lagana digtoonaado dabinka gaalnimada.

 

Post a Comment

0 Comments